Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay waxyaabaha maanka dooriya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay waxyaabaha maanka dooriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa howlgallo ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Hodan ku soo qabtay waxyaabaha maanka dooriya iyo dadkii ku howlanaa sameynta waxyaabahaasi oo ay ka midyihiin xashiishad iyo 50 fuusto oo lagu karinayay qamriga macmalka ah ee loo yaqaan calaq.

Guddoomiyaha Degmada Hodan Axmed Salaad Ibraahim ayaa sheegay in ciidamadu ay ku guuleysteen ka hortagga in la faafiyo waxyaabaha maanka dooriya

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

โ€œShacabka, hayโ€™adaha Amniga iyo maamulka degmada Hodan iyagoo iskaashanayaย  waxa ay ku guulesteen inay fashiliyeen shabakad ka shaqeynaysay sameynta maandoooriyayaasha, shacabku waa ay dhibsadeen waxaana ay u soo gudbiyeen hayโ€™adaha Amniga kadibna waa ay ku dhaqaaqeen ciidamada, iyagoo gacanta ku soo dhigay maandooriyaal badan iyo dadkii ka shaqeynayay, waxaana uu ahaa howlgal guuleestayโ€ ayuu yiri Guddoomiyaha.

โ€œIlaa saddex qof ayaa loo soo qabtay howlgalka, baariis ayaa ku socoto waxaan rabaa inaan u mahadceliyo intii gacan ka geysatay howlagalka lagu soo qabtay dadkii ku howlanaa sameynta waxyaabaha maanka dooriyaโ€ayuu hadalkiisa ku daray Axmed Salaad Guddoomiyaha degmada Hodan.

Xildhibaan Malaaq Ibraahim Aadan Dhaayow ayaa bogaadiyay howlgalkan, isagoo bulshada ka dalbaday inay kordhiyaan la shaqeynta hayโ€™adda Aminga.

โ€œ55 Fuusto oo maandooriyayaal ah in la qabto ma aha waxyar, xitaa waxa ay qatar ku ahaayeen dhamaan magaalada inay dhibaata u geestaan marka cidii ka soo shaqeysay maamul, shacab iyo Hayโ€™adaha Amniga waan u mahadcelinayaa Shacabka waxaan ugu baaqayaa inay kordhinayaan la shaqeynta hayโ€™addaha Amniga, maamulka dagmada waxaan uga mahadcelinayaa Wacyigelinta Bulshadaโ€ ayuu yiri Xildhibaan Malaaq Ibraahim.

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka oo xarigga ka jaray waddo dayactir lagu sameeyay โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka oo xarigga ka jaray waddo dayactir lagu sameeyay โ€œSAWIRROโ€

Guddoomiyaha Gobolka oo xarigga ka jaray waddo dayactir lagu sameeyay โ€œSAWIRROโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In