Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Booliiska Galmudug iyo Puntland oo Gaalkacyo ka fuliyay Howlgalo Wadajir ah oo Amniga lagu xaqiijinayo.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Booliiska Galmudug iyo Puntland oo Gaalkacyo ka fuliyay Howlgalo Wadajir ah oo Amniga lagu xaqiijinayo.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalkaan oo ay wadajir u fulinayaan Booliiska Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland ayaa ujeedkiisu ahaa xaqiijinta amniga waxaa ay ciidamadu ka sameeyeen waqooyiga iyo Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.

Howlgalkaan amniga lagu xaqiijiyay ee ciidanka ka sameeyeen xaafadaya waqooyiga iyo koonfurta Gaalkacyo ayaa waxaa hogaaminayay Taliye xigeenada Qeybta Booliiska Gobolka mudug ee Galmudug iyo Puntland G/Le Maxamed xasan Warsame san jeex iyo koomaad

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Saraakiisha hogaaminaysay howlgalkaan ayaa tilmaamay in Howlgalkaan loogu talo galay sugitaanka Amniga Gaalkacyo iyo sidii looga hortagi lahaa falalka kooxaha Maleeyshiyaadka gaystaan Magaalada taas oo ay ku dhibaateeyaan Bulshada Soomaliyeed

Saraakiisha ayaa ugu baaqay Bulshada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland inay la shaqeeyaan ciidanka Booliiska ee markasta u taagan amniga iyo la dagaalanka nabad diidka.

Previous Post

Tartamayaasha Degmada Boondheere oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Munaasabad Lagu daahfurayay tartanka Quraanka Kariimka ee Gabdhaha oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Next Post
Munaasabad Lagu daahfurayay tartanka Quraanka Kariimka ee Gabdhaha oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Munaasabad Lagu daahfurayay tartanka Quraanka Kariimka ee Gabdhaha oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In