Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo ka hortagay weerar ay Shabaab ku soo qaadeen Raage Ceelle

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Qalabka Sida Oo Galbinaya Raashin Gar-gaar Oo Kaabiga Ku Haya Bula Burde Lana Wareegay Deegaanno Badan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Raage Ceelle ee gobalka shabeelaha dhexe ayaa ka hortagay weerar ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ay doonayeen in ay waxyeelo ugu geestaan shacabka ku dhaqan deegaankaasi.

Ciidamda dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa xalay saqdii dhexe ka hortagay weerar ay magaalada ku soo qaadeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo doonayay inay dhibaateeyaan shacabka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sheekh Yuusuf Xaaji Maxamuud oo ah Duqa magaalada Raage Ceelle oo u waramay Radio Muqdisho ayaa tilmamay in jab xoogan loo geystay maleeshiyaadkii Shabaab ee weerarka soo qaaday, isla markaana uu bahda saxaafadda la wadaagi doono qasaaraha rasmi ah ee weerarkaasi ka dhashay.

Duqa magaalada ayaa xusay in ay tahay markii afaraad oo ay argagixisada Al-Shabaab weerar ku soo qaadaan degmada Raage Ceelle ee gobolka Shabeelaha Dhexe ka tirsan

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Xeer ilaaliyaha guud oo dacwad ka dhan ah arrimaha badda ee Kenya iyo Soomaaliya oo saaka gudbinaya

Next Post
Xeer ilaaliya guud ee Qaranka oo dalka dib ugu soo laabtay (Sawirro)

Xeer ilaaliyaha guud oo dacwad ka dhan ah arrimaha badda ee Kenya iyo Soomaaliya oo saaka gudbinaya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In