Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Gaashaan oo soo afjaray howlgalkii Hotel Siyaad

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ciidanka amniga oo toogasho ku dilay labo horjooge oo tirsan Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Hay’addda NISA gaar ahaan ciidamada gaashaan ayaa soo afjaray howlgalkii ay caawa ka fuliyeen Hotelka Siyaad ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ka soo badbaadiyeen Xildhibaanno, Wasiir ku-xigeenka amniga ee Maamulka Koonfur Galbeed, Odoyaal dhaqameed iyo Guddoomiyaha degmada Warta Nabadda yaasiin Nuur Ciise, kuwaasi oo ku xanibnaa gudaha hotelka Siyaad ee magaalada Muqdisho

Ciidamada ayaa si rasmi ah ula wareegay hotelka, waxa ayna wadaan baaritaanno dheeraad ah oo ku aadan xaqiijinta amniga ay ka wadaan gudaha Hotelka, halkaasi oo ay iminka kusuganyihiin mas’uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Tifaftiraha Radio Muqdisho Ismaaciil Mukhtaar Cumar Oronge oo ku sugan gudaha Hotel Siyaad ayaa ku soo waramaya in ciidamada gaashaan ay la wareegeen guud ahaan amniga Hotelka Siyaad, waxaana la badbaadiyay dhamaan dadkii Hotelka deganaa.

Qaraxa ayaa ahaa gaari nuuca Nooh loo yaqaan oo isku qarxiyay ilinka hore ee hotelka, taasi oo u sahashay in shan ka tirsan dhagar qabayaasha UGUS ay gudaha u galaan Hotelka, waxaana ciidamada Gaashaan ay toogasho ku dileen shantii hotelka gashay, iyagoo aan fal dil ah geysan, marka laga reebo hal askari oo ku dhintay qaraxii Albaabka lagu dhugtay.

Dhinaca kale Cabdilaahi Khaliif Xiireey oo la hadlay Radio Muqdisho, kana mid ah  mas’uuliyiinta Hotelka Siyaad ee Muqdisho ayaa sheegay in weerarkii caawa uu kaga dhintay hal askari oo ka tirsan ilaalada Hotelka, kaasi ku dhintay qaraxii koowaad ee lagu dhuftay ilinka hore ee Hotelka, waxaana uu ciidanka amniga ee Gaashaan uga mahadceliyay sida ay ugu guuleysteen inay qaarajiyaan dhamaan kooxihii weerarka ku soo qaaday Hotelka.

 

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Mquqdisho

Next Post

Hay’adda Nabad sugiddda Qaranka oo faah faahin ka bixisay howlgalkii caawa

Next Post
Howlgallada lagu sugayo amaanka caasimadda oo la kordhiyay

Hay’adda Nabad sugiddda Qaranka oo faah faahin ka bixisay howlgalkii caawa

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In