Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Israeli oo 3-Falastiiniyiin ah ku dilay Daanta Galbeed

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Israeli oo 3-Falastiiniyiin ah ku dilay Daanta Galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil habeenmadii xalay ay daanta Galbeed ku dileen 3-ruux,ka dib kolkii weeraro gaadmo ah oo kala duwan ay ka fuliyeen halkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dadka la dilay waxaa ka mid ah Omar Abu Leila, oo 19 -sano jir ah kaas oo looga shakisan yahay in laba cisho ka hor uu fal toogasho iyo  middi ah ku fuliyay Askari Yuhuud ah oo joogay  Daanta Galbeed.

Raed Hamdan,oo  21-­sano jir ah iyo Zaid Nouri oo  20-sano jir ah ayaa iyaguna ku dhintay deegaanka Ramallah,ka dib markii ciidamada Israa’iil ay rasaas huwiyeen gaari Aambalaas ah oo ay la socdeen sida uu xaqiijiyay Afhayeen u hadlay Bisha Cas oo lagu magacaabo Ahmad Jibril,

War ay soo saareen Israa’iil ayey ku sheegeen in gaarigaasi uu siday walxaha qarxa isla markaana uu ku soo dhawaaday koox wadaado Yuhuud ah oo booqanaayey goobaha ay ku cibaadeystaan.

Previous Post

Ciidamada Amniga oo gacanta ku soo dhigay Horjooge sare oo ka tirsan Argagixisada al-shabaab

Next Post

Federal Government of Somalia, U.S. target al-Shabaab terrorists

Next Post
Federal Government of Somalia, U.S. target al-Shabaab terrorists

Federal Government of Somalia, U.S. target al-Shabaab terrorists

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In