Thursday, February 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Kumaandooska Danab oo burburiyay fariisimo Khawaarijtu ku lahayd Jubbada Hoose

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Kumaandooska Danab oo burburiyay fariisimo Khawaarijtu ku lahayd Jubbada Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka 5-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Guutada 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Jubbaland iyo Ciidanka Madaxtooyada Jubbaland ayaa howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka sameeyey deegaanno hoostaga Gobolka Jubbada Hoose.

Ciidanka ayaa burburiyey goobihii ay Khawaarijta nafla caariga ah kaga dhuumanayeen deegaannada Goley, Libaaxley, Dharkayn Urur iyo Dhaqajo oo ka wada tirsan gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ciidamadu ka wadaan howlgallo Nabadgelyada lagu xoojinayo.

Related posts

Wasiirka Cadaaladda XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

February 5, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Agaasimeyaal Guud

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Agaasimeyaal Guud

February 5, 2026

Previous Post

Madaxweyne Xasan “Shacabku waxa ay si toos ah Warbaahinta uga daawan doonaan dacwadaha dadka lagu eedeeyo xatooyada xoolaha Qaranka”

Next Post

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas danyar ah

Next Post
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas danyar ah

Wasiirka Cadaaladda XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

February 5, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay Safiirka Dowladda...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Agaasimeyaal Guud

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Agaasimeyaal Guud

February 5, 2026
0

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda JFS...

Wasiirka Gaadiidka Badda XFS oo uga mahadceliyay G/Wasiirrada Ansixinta Heshiisyada Badda

Wasiirka Gaadiidka Badda XFS oo uga mahadceliyay G/Wasiirrada Ansixinta Heshiisyada Badda

February 5, 2026
0

Muqdisho, Febraayo 05, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa si weyn...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xeer-ilaaliyaha Sanduuqa Qaranka ee Maareeynta Musiibooyinka

February 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Febraayo 2026:  — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa ayaa lagu soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In