Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Kumaandooska oo howlgallo ka fuliyay deegaanno ka tirsan Jubbooyinka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xuska 55 guurada ciidanka Xoogga Dalka oo ka socoto Muqdisho iyo gobollada dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalkan ay qaadeen ciidamada kumaandooska Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhacay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan Jubbooyinka, iyadoo howlgalkii u dambeeyay uu dhacay xalay saqdii dhexe markii ay ciidamada duulaan ku qaadeen tuulada Janaa Cabdalle oo dhinaca galbeeed qiyaastii 60km kaga began Kismaayo, markii ay halkaasi ciidanka gaareen waxaa isaga firxaday kooxihii horey u jooay ee UGUS.

Sidoo kale ciidanka Soomaaliyeed ayaa gudaha u galay habeeno ka hor tuulada Kamsuuma, halkaasna waxa lagu soo waramayaa in ay isaga baxeen kooxda Shabaab iyadoo sidoo kale ciidanka galeen dagmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe halkaas waxaa ka dhacay iska hor imaad, waxaana kooxda Shabaab halkaasi looga gubay laba gaari oo nooca dagaalka ah halka sideed kalena looga dilay halkaasi

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Afhayeenka laamaha amniga Jubbaland Sayid Axmed Maxamed Maxamuud “Axmed Carab” ayaa sheegay in howlgalkan ay qaadeen ciidanka kumaandooska dalka ee ka dhacay Jubbooyinka uu ahaa mid looga go’leeyahay sidii guud ahaan Jubbooyinka looga sifeyn lahaa.

Howlgaladan ayaa kusoo beegmaya waqti ay socdaan dhaqaaqyo ciidan oo ka jira magalada Kismaayo si loo xoreeyo deegaannada fara ku tiriska ee ay gacanta ku hayaan kooxdaasi.

Previous Post

Doorka Haweenka ee siyaasadda dalka oo laga hadlay

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In