Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Puntland oo dagaal ku qaaday saldhig argagixisadu ku laheed deegaanka Af urur

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Puntland oo dagaal ku qaaday saldhig argagixisadu ku laheed deegaanka Af urur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saacadihii la soo Dhaafay Waxaa Deegaano Hoostaga Gabalka Bari ka dhacay Dagaalo u dhaxeeya ciidamada Difaaca Puntland iyo Kooxda nabad diidka ah ee Alshabaab, ku waasi oo ku dhuumaalaysanayay buuralayda Silsilada ah ee Calmadow oo xiriirisa Gobalada Bari iyo Sanaag.

Wajiga koowaad ee dagaalka ayaa ahaa mid kooban oo ka dhacay wadada Sugure halkaasi oo ay kooxda Alshabaab u galiyeen Miinooyin Gaadiid Kolanyo ahaa oo u socday Saldhiga ciidamada Puntland ee deegaanka Af urur halkaasi oo ay ciidamadu kacayr- sadeen Kooxdii argagaxisada ahayd ee soo weerartay mana jiro khasaaro la xaqiijiyay oo soo gaaray Ciidamada Difaaca Puntland.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Galinkii Hore ee Xalay ayaa waxaa dagaal Saacado qaatay ka dhacay buuralayda dhanka waqooyi ee tuulada Af urur halkaasi oo ay isku uruursanayeen Kooxaha nabad diidka ahi, kadibna ay ogaadeen Ciidamada taliska Af urur oo ka hor tagay weerarkii ay Maaganaayeen.

Lama sheegin ilaa hada khasaaraha rasmiga ah ee dagaaladaasi ay sababeen iyadoona saraakiisha amniga Puntland ku gaabsadeen inay wadaaan howl gallo lagu sifaynayo kooxaha nabad diidka ah ee ku dhuumaalaysta buuralayda Calmadow.

wixii warar ah ee ka soo kordha dib ayaan idinkula soo socod siin doonaa Inshaa Allaah.

Previous Post

Taliska Ciidanka illaalada Wadooyinka Taraafikada oo u digay Gaadiidleyda Muqdisho

Next Post

Askar AMISOM ka tirsan oo dil toogasho lagu xukumay

Next Post
Askar AMISOM ka tirsan oo dil toogasho lagu xukumay

Askar AMISOM ka tirsan oo dil toogasho lagu xukumay

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In