Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Qalabka sida oo hawlgal  guulaystay ka fuliyay Degmada Galhareeri ee Gobolka Galguduud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Qaranka ayaa hawlgal milateri oo jab loogu geystay Khawaarijta ka fuliyay gudaha Degmada Galhareeri oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug.Hawlgalkan qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday saddex xarumood oo Khawaarijtu ay ku sugnaayeen.

Goobaha la beegsadey waxaa ka mid ah garaash ay Khawaarijtu ku diyaarinaysay waxyaabaha qarxa, waxaana halkaas lagu burburiyay toddobo gaari oo yaalay garaashka

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Goobta labaad waxa ay ahayd bakhaar hub oo ay Khawaarijtu lahayd waana la gubay.

Goobta sadexaad waxa ay ahayd xarun Kha2waarijtu ay ku tababari jireen malleeshiyaadkooda.

Galhareeri ayaa Khawaarijta u ah xarun wayn oo ay u arkayeen in ay ku amaan galayaan. Hawlgalkaani wuxuu qayb ka ahaa hawlgallo isdaba joog ah oo Ciidanka Qaranka  Soomaaliya ku burburinayaan xarumaha Khawaarijta kuna beegsanayaan saadka iyo isku socodka Khawaarijta.

Dowladda Soomaaliya waxa ay u mahad celinaysaa shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamiga ah  oo ku garab taagan dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta iyo fikirkooda.

Dowladda waxaa ka go’an in ay  laban laabto dagaalka Khawaarijta  ay kula jirto si loo ciribtirro waqtiga dhow, waxayna ugu baaqaysaa maleeshiyaadka Khawaarijta marin habaabiyeen ee ku sugan deegaanada ay haraadiga ku yihiin in ay naftooda badbaadsadaan iskuna soo dhiibaan geesiyaasha ciidanka qaranka .

 

 

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shirka dardar-gelinta iyo abaabulka halganka xoreynta ee Wasiirada Heer Federaal iyo heer Galmudug

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo tababar u soo xiray Kutlada Haweenka ee Xildhibaannada “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo tababar u soo xiray Kutlada Haweenka ee Xildhibaannada “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo tababar u soo xiray Kutlada Haweenka ee Xildhibaannada "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In