Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada XDS Oo Holwgalo ka sameeyay Deegaano ka tirsan Geddo.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga oo  Maleeshiyada Al shabaab ka saaray Deegaanka Dhagaxyaale ee Gobolka Galgaduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamadda Xoogga dalka ee ka howlgala deegaanada gobolka Geddo ayaa maanta sameeyay hwol-galo balaaran oo dhana maleeshiyaadka nabad-diidka ah ee Al-shabaab.

Wariyaha Radio Muqdisho ee Gobolkaasi Cumar Ceyduruus ayaa soo sheegaya in howlgalada maanta ay saameeyeen deegaano dhowr ah oo ay ku dhuunaaleysan jireen maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-shabaab.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ciidamada howl galka sameeynayay ayaa baartitaano ka sameeyay qaar ka mida xaafadaha deegaanada ay tageen oo hoostaga degmada Garbahaareey ee gobolka Geddo.

Ciidamada Xoogga dalka ee jooga gobolada kala duwan ee dalka ayaa wada dhaq dhaqaaqyo xoogan oo dhana Dhiig miiratada Al-shabaab.

Previous Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Jubaland.

Next Post

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo shir Guddoomiyey shirka Maamul Daadajinta Dowladdaha Hoose ee JPLG.

Next Post
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo shir Guddoomiyey shirka Maamul Daadajinta Dowladdaha Hoose ee JPLG.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo shir Guddoomiyey shirka Maamul Daadajinta Dowladdaha Hoose ee JPLG.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In