Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada XDS Oo Howlgallo Burburin Ah  Ka Fuliyay Deegaanka Buq-aqable

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo heegan buuxdo gelisay amniga degmooyinka Maamulkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ayey Ciidanka Xoogga Dalka ka sameeyeen howlgal qorsheysan  oo lagu burburinayo meelaha gabaadka ay ka dhiganayeen maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab,

Ciidanka ayaa burburiyay dhaaman meelihi ay ku dhuumaaleysanayeen nabadiidka, waxaana halkaasi ay ku  dileen 11 dhagarqabe oo ka tirsan Cadowga, Sida uu  Warbaahinta Codka Ciidamada u sheegay Taliye ku-xigeenka Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Gaashaanle Xasan Maxamed Cismaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Deegaanka Buq-aqable oo qiyaastii dhanka galbeed  40-km u jirta Degmada Buula-burte ayaa ka mid ahayd goobaha ay cadowga dadka ku dhibaateyn jireen, balse haatan ay Ciidamada ka fuliyeen howlgalka ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab.

Previous Post

Dhagarqabayaal Miino Ay Aasayeen Kula Qaraxday Deegaanka Baardhabaq

Next Post

Soomaaliya iyo Malaysiya oo iska kaashanaya horumarinta adeegyada gaadiidka iyo duulista hawada+Sawirro

Next Post
Soomaaliya iyo Malaysiya oo iska kaashanaya horumarinta adeegyada gaadiidka iyo duulista hawada+Sawirro

Soomaaliya iyo Malaysiya oo iska kaashanaya horumarinta adeegyada gaadiidka iyo duulista hawada+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In