Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo Argagixisada Al-shabaab kala wareegay tuulooyin badan.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka oo Argagixisada Al-shabaab kala wareegay tuulooyin badan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgallo ay ciidamada Xoogga dalka ay ka sameeyeen xadka labada Shabeelle ayeey kula wareegeen deegaanno maleeshiyada Al-shabaab ay dadka shacabka lacago baad ah uga qaadan jireen.

Meelaha ay Ciidamadu kala wareegeen argagixisada Al-shabaab waxaa ka mid ah Kaxarey,Busley iyo  tuulooyin kale oo ku yaalla xuduuda Gobolada Shabeellaha hoose iyo Shabeellaha dhexe,kuwaasi oo khasaaro  xooggan lagu gaarsiiyay maleeshiyada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Taliyaha Ururka 35aad, guutada 7aad, qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga dalka, Korneel Cali Cabdullaahi Caraaye (Foofoo) oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay la wareegeen dhammaan tuulooyinkaas, isagoo tilmaamay in ay sii wedi doonaan howlgalada ka dhanka ah argagixisada.

Taliyaha ayaa sheegay in ay gubeen gaadiid maleeshiyadu ay lahaayeen, isagoo sidoo kale tilmaamay in tuulooyinka Ciidamadu ay ka xureeyeen maleeshiyada Al-shabaab ay shacabka dhibaato xooggan ugu geysan jireen, waxaana uu sheegay in shacabku si weyn usoo dhaweeyeen Ciidamada Qaranka ee naftooda u huray in ay Cadowga ka dul qaadaan Shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo Arbacada ka furmaya Dhuusamareeb

Next Post
Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo Arbacada ka furmaya Dhuusamareeb

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo Arbacada ka furmaya Dhuusamareeb

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In