Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab. “Dhageyso”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka oo dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab. “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga dalka ayaa fashiliyay weerar gaadmo ah maleeshiyada argagaxisada Al-shabaab ay doonayeen in ay ku soo qaadaan tuulada Ceelsaniini oo qiyaastii 15-KM u jirta deegaanka Nambar 50 ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Abaanduullaha Guutada Koowaad ee Ciidamada Xoogga dalka Gaashaanle Aadan Axmed Cali oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay heleen xogta argagaxisada isla markaana ay ka hortageen, isagoo sheegay in labbo ka tirsan maleeshiyada ay ku dileen halka uu sheegay in afar kale ay ku dhaawaceen.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Ciidamada Qalabka sida ayaa maalmihii ugu dambeeyay ka weday gobolka Shabeellaha hoose howlgallo lagu baacsanayo argagaxisada, iyadoo maleeshiyada Al-shabaab ay soo wajahday cabsi xooggan oo uga imaaneysa Ciidamada geesiyaasha Qaranka Soomaaliyeed, waxaana xusid mudan in dhawaan deegaanno iyo degmooyin ka tirsan gobolka laga xureeyay cadowga Ummadda Soomaaliyeed.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Wareysiga

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/08/Gaashaanle-aadan-axmad-cali-Abaanduulaha-Guutada-1-aad-ee-xoogga-dalka-ok.mp3
Previous Post

Kiiska Caasha Ilyaas Aadan oo waji kale yeeshay iyo nin Qirtay inuu Kufsaday.

Next Post

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Gado. “Dhageyso”

Next Post
Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Gado. “Dhageyso”

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Gado. "Dhageyso"

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In