Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga oo gacanta ku dhigay horjoogihii Al-Shabaab ee Jannaale

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga oo gacanta ku dhigay horjoogihii Al-Shabaab ee Jannaale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howl-gal ay Xalay ka sameeyeen gudaha deegaanka Jannaale ee gobalka Shabeellaha Hoose, ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen horjoogihii kooxka nabadiidka Al-Shabaab u qaabilsanaa saldhiga deegaanka Jannaale ka dib markii ay shacabka soo gudbiyeen xogtiisa.

Dhagar-qabahaan gacanta lagu dhigay ayaa magaciisa lagu sheegay Abuukar Xasan Samoow, waxaana uu ka mid ahaa horjoogayaasha farakutiriska ee ku dhuumaaleysan jiray deeganka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa dhawaan gacanta ku dhigay deegaanka Jannaale iyo sidoo kale deegaano iyo Degmooyinka ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

Dhinaca kale Ciidamada Xooga Dalka ayaa dadka ku nool Jannaale u qeybiyay raashin kuwaasi oo laga dulqaadayay dhibaatooyinkii ay ku hayeen kooxda-Al-Shabaab.

Halkaan ka dhageyso Xaaladihii ugu dambeeyay Deegaanka Jannaale Wareysi Wariyaheyna Cabdiwaaxid ibraahim Geedi.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2020/03/WAREYSI-C.QAAXID-IBRAAHIM-GEEDI-sax-.mp3
Tags: Ciidamada Xoogga oo gacanta ku dhigay horjoogihii Al-Shabaab ee Jannaale
Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada Radiyaha Sabti 21-03-2020

Next Post

WAR HADDA SOO DHACAY: Dowladda Soomaaliya oo muddo kooban dib u fasaxday duulimaadyada caalamiga ah ee imaanaya Dalka

Next Post
WAR HADDA SOO DHACAY: Dowladda Soomaaliya oo muddo kooban dib u fasaxday duulimaadyada caalamiga ah ee imaanaya Dalka

WAR HADDA SOO DHACAY: Dowladda Soomaaliya oo muddo kooban dib u fasaxday duulimaadyada caalamiga ah ee imaanaya Dalka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In