Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo khaarijiyay Horjoogeyaal ka tirsanaa Al-shabaab

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka oo khaarijiyay Horjoogeyaal ka tirsanaa Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgallo socday muddo Seddax maalin ah oo Ciidamada Xoogga dalka ay ku baacsanayeen firxadka haraadiga argagaxisada Al-shabaab ee ku dhuumaaleysanaya duleedka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa lasoo gabagabeeyay.

Abaanduulaha Guutada 10-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Gaashaanle dhexe, Cismaan Sheekh Cabdi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ku dhawaad 14 iskugu jiro horjoogeyaal iyo maleeshiyo ka tirsanaa Al-shabaab ay ku dileen howlgalada gaadiid dagaalne ay uga gubeen,isagoo xusay in saanad militari ay ka furteen.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Gaashaanle dhexe Cismaan Sheekh Cabdi ayaa sidoo kale sheegay in howlgaladaan ay bilaabeen kadib markii ay ka war heleen in tiro yar oo ka tirsan argagaxisada ay baad ka qaadanayeen dadka Shacabka ah ee ku sugan tuulooyinka hoos yimaada Baardheere,waxa uuna tilmaamay in ay kasoo furteen xoolo ay ka dhaceen dadka deegaanka.

Previous Post

Ra,iisul Wasaare Kheyre oo sheegay in muddo laba bil ah lagu soo gabagabey doono Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

Next Post

Soomaaliya iyo Sweden oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo xiriirka “Sawirro”

Next Post
Soomaaliya iyo Sweden oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo xiriirka “Sawirro”

Soomaaliya iyo Sweden oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo xiriirka "Sawirro"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In