Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka Oo La Wareegay Saldhigii Ugu Weynaa Argagixisada Ee Degaanka Hees

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga Dalka Oo La Wareegay Saldhigii Ugu Weynaa Argagixisada Ee Degaanka Hees
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 27aad oo howlgallo kala duwan wali kawada degaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa howlgal qorsheysan waxa Cagta ku mariye Saldhigii ugu weynaa argagixisada ay ku lahayeen Degaanka Hees ee Gobolka Hiiraan.,iyadoona ciidamada ay la waregeeyn degaanka Hees oo hoostaga demada Matabaan.

Saraakiisha ciidamada Guutada 5aad ee qeybta 27ad, ayaa sheegay in Cidiaamda ay dagaal kula wareegeen degaanka Hees, isla markaana ay burburiyeen saldhigyadii Maleeshiyada  Al-Shabaab ee deganka Hees.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Sidoo kale waxaa ay sarakiishu shegeen in ay sii wadi donaan howlgalada cadwga looga sifeynayo deganada ay kaga sugan yihiin gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo ciidamada qalabka sida ayaa degaanno badan hoostaga degmada Maxaas kawada howlgal ka dhan ah argagixisad, iyadoona ciidamada degaana badan ay kala waregeen Maleeshiyada Al-Shabaab.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta Oo Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha U Fadhiya Soomaaliya

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Xariga Ka Jaray Suuq Qudaarta Ee Degmada Matabaan

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Xariga Ka Jaray Suuq Qudaarta Ee Degmada Matabaan

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Xariga Ka Jaray Suuq Qudaarta Ee Degmada Matabaan

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In