Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka oo Maleeshiyadda Al-Shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Horjeega iyo maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo lagu dilay Shabeelada Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo sii wada howl-galada ay ku baacsanayaan Haraadiga nabaddiidka Al-shabaab ayaa saaka ku jarmaaday deegaano ay Argagixisadu ka maamuleysay Gobolka Gedo ee koofurta Dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Deegaano badan oo hoos taga degmada Baardheere ayeey Ciidamadu kala wareegeen gacan kuheynta Al-Shabaab, kuwaas oo mudo shacabka ku nool ku dhibaateynayeen.

Howlgalka ayaa intii uu socday waxaa la sheegay in lagu soo qabtay Xubno ka tirsan Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Arxanlaawayaasha ah Ee Al-Shabaab,kuwaas oo ku sugnaa Saldhigyo ay ku leeyihaayeen tuulooyin ku dhow degmada Baardheere.

Guddoomiyaha degmada Baardheere ee Gobolka Gedo Cabdullaahi Nuur Xasan Cadow ayaa sheegay in howlgalkaan ay markii hore kasoo bilaabeen deegaano hoostaga degmada dhoobleey,isla markaana ay la wareegeen deegaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

Gudoomiyaha ayaa intaasi ku daray in ay sii socon doonaan howl-galada ka dhanka ah maleeshiyada Al-shabaab.

Previous Post

Maamulka Puntland oo cafis u fidiyay 121 maxbuus.

Next Post

Horjooge Sare oo Al-shabaab ka tirsanaa oo isku soo dhiibay ciidanaka Dowladda+sawiro.

Next Post
Horjooge Sare oo Al-shabaab ka tirsanaa oo isku soo dhiibay ciidanaka Dowladda+sawiro.

Horjooge Sare oo Al-shabaab ka tirsanaa oo isku soo dhiibay ciidanaka Dowladda+sawiro.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In