Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo toogasho ku dilay horjoogihii Shabaab ee degmada Qoryooleey

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Howlgallo qorshaysan oo Danab  ay ka fulisay Jubbada Dhexe

?

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciiidamada kumaandooska ee DANAB ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay ku dileen horjoogihii  Shabaab u qaabilsanaa degmada Qoryooleey iyo lix maleeshiyo oo la socotay.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdikaamil Macalin Shukri oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada ay ku guuleysteen dilka horjoogihii Shabaabka u qaabilsanaa degmada Qoryooleey iyo maleeshiyaad kale oo la socday, waxaana uu intaa ku daray in ciidamada ay joogteen doonaan howlgallada ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab, iyadoo falkan u dhacay xilli maleeshiyada ay doonayeen inay u gudbaan dhanka gobolka Shabeelaha dhexe.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Howlgalkan lagu dilay horjoogahan iyo lixda kale ee maleeshiyada Al-Shaabab ayaa ka dambeeyay howlgal ay ciidamada kumaandooska ee DANAB ay ka sameeyeen inta u dhexeysta xadla labada gobol ee shabeelaha dhexe iyo Shabeelaha Hoose”ayuu yiri Afhayeenka.

Afhayeenka ayaa shacabka uga mahadceliyay sida ay ula shaqeeyaan ciidamada Nabadgelyada, waxaana uu intaa ku daray in ciidamada ay saaxiibo dhaw la yihiin shacabka.

Previous Post

SAWIRO:- Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Muqdisho.

Next Post

Mashaariic horumarineed oo laga bilaabay degmada Kaxda-Sawirro

Next Post
Mashaariic horumarineed oo laga bilaabay degmada Kaxda-Sawirro

Mashaariic horumarineed oo laga bilaabay degmada Kaxda-Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In