Qof naftii halige ah oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa ciidanka ammaanka ku joojiyeen inta u dhaxaysa isgoyska Cali Kamiin iyo Laba Dhagax.
Dhagar-qabehan oo doonayay in uu dadka shacabka dhibaateeyo ayaa kaligiis ku haligmay qarixii ku xirnaa.
Ciidanka ammaanka ayaa dareemay dhaqdhaqaaqa sharwadaha ka hor inta uusan Qarxin, waxaana laamaha ammaanku sheegeen inayssn jirin qasaare kale oo goobta ka dhashay.