Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Booliska Dhuusamareeb oo Gacanta ku dhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya iyo Dadkii ka Ganacsanayey “Sawirro”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Booliska Dhuusamareeb oo Gacanta ku dhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya iyo Dadkii ka Ganacsanayey “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgal Ciidanka Booliska Magaaladda Dhuusamareeb ay ka sameeyeen Xaafadaha Magaaladaasi  ayey ku soo qabteen Waxyaabaha Maanka Dooriya iyo Dadkii ka Ganacsanayey oo gaaraya ilaa Seddex Qof, waxaana lagu hayaa Saldhiga Booliska .

Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Dhuusamareb Gaashaanle C/laahi Xassan Macallin ayaa Warbaahinta uga warbixiyey Howlgalka iyo Waxyaabaha ay ku soo qabteen, waxaana uu  xusay in Kiiskan loo soo xiray Dadkii ku lugta lahaa, Maxkamadna la soo hortaagi doono, isaggoo ka digay in Magaaladda la soo galiyo Muqaadaraadka, Tilaabana laga qaadi dooni Qofkii lagu arko ama lagu soo qabto.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Magaaladda Dhuusamareb Macallin Nuur Cilmi Cabdulle ayaa Saraakiisha iyo Ciidamada uga Mahad celiyey ka hortagista waxyaabahaan Maandooriyaha ah,  waxa uuna Bulshada uga digay Falalka la xiriira ka Ganacsiga iyo isticmaalka Mukhaadaraadka, sidoo kalana waxa uu Bulshada ku wargaliyey inay Maamulka iyo Laamaha Ammaanka la soo socod siiyaan Dadka ay Guryaha ka ijaaranayaan, si looga hortago Waxyaabaha keeni kara Amni darrada.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Isbitaalka Hooyada Iyo Dhallaanka Banaadir

Next Post

Saraakiil ka socotay Madaxtooyada oo shir wada tashi la qaatay Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Next Post
Saraakiil ka socotay Madaxtooyada oo shir wada tashi la qaatay Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Saraakiil ka socotay Madaxtooyada oo shir wada tashi la qaatay Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In