Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka booliska oo gacanta ku dhigay qalab iyo shidala si sharci darro ah lagu kala iibsanayay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ciidanka booliska oo gacanta ku dhigay qalab iyo shidala si sharci darro ah lagu kala iibsanayay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

shidaal

Qalabkan isugu jiray  Shidaal ,qalabka  difaaca lagu sameeyo,  qalabka loogu talagay dayactirka gawaarida iyo teleefanada loo adeegsado qaraxyadda .oo  garaash ku yaala dhabarka dambe wakaaladda biyaha ee iskooska  Banaadir oo la sheegay in ay ku kala iibsanayeen askar ka tirsan ciidanka AMSIOM iyo dad Soomaali ah ayaa  waxaa gacanta maanta ku soo dhigay ciidamo tirsan  Booliska Soomaaliyeed,

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026

Taliyaha Ciidanka Boolisk Somaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ciidanka booliska ay ku guuleysteen dabo gal dheer kadib ina gacanta ku dhigaan garaashka qalabka lagu kala iibsanayay.

“Alaabtan waxay isku jirtaa shidaal iyo booyad  lagu shubo shidal qalabka difaaca lagu sameeyo, waxaa ku jiray isbeer baartis  loo loogu tagalay in lagu dayactiro baarbuurtooda lakiin waxaa la rabay in la geliyo gacmo xun balse laga hortagay”ayuu yiri Taliyaha booliska.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir  ayaa sheegay dadka loo hesyo  eedayntaasi  la horkeeni doona sharciga, isagoo ciidanka ku booriyay sida ay xogta u heleen iyo howsha ay ku guuleysteen.

Wasiirka Amniag Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in garaashkan lagu iibanayay qalabka loogu talagalay AMSIOM si loogu qalqaliyo amniga ka jira magaalada Muqdisho. isagoo u mahadceliayay ciidanka fuliyay howgalka.

“AMSIOM oo dhan in ay ku lug laayaheen ma aamisnai balse cidii lugta ku lahayd gacanta ayaa lagu hayaa, dambiilayaashii Soomaalidii lugta ku lahaydna in la hayo, shaarciga ayaa la marin doonaa, waxana suurta gal ah amni darada ka jirta in ay qeyb ka aheen waxaana jacelnahay inaan u mahadceliyo ciidamada booliska, danbi baaritsa iyo AMSIOM oo ayadana qeyb ka ahayd howlgalka iyo xafiiska xeer ilaalinta” ayuu yiri Wasiirka Amniga.

Previous Post

Allaha u naxariisto Marxuum Wariye Sagal Salaad oo goordhaw la dilay

Next Post

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ku booriyey guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee dhismaha Baarlamaanka Federaalka, ka mira dhalinta hawsha loo igmadey “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ku booriyey guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee dhismaha Baarlamaanka Federaalka, ka mira dhalinta hawsha loo igmadey “SAWIRRO”

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ku booriyey guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee dhismaha Baarlamaanka Federaalka, ka mira dhalinta hawsha loo igmadey “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In