Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka gaarka ah ee Danab oo Xaqiijiyey Amniga deegaanka Bariire “Sawirro”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ciidanka gaarka ah ee Danab oo Xaqiijiyey Amniga deegaanka Bariire “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
Ciidanka Danab Ee Kummaandoosta Soomaaliya ayaa Xaqiijiyey       Amniga Deegaanka Bariire oo ka tirsan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelada hoose, halkaas oo laga eryey kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab, kadib howlgalo Qorsheysan oo Ciidanka deegaankaasi ay ka sameeyeen.

Ciidanka gaarka ah ee Danab oo watay Gaadiidka dagaalka, ayaa shalay dhowr jiho kasoo galay Deegaanka Bariire oo Argagixisada Alshabaab ay  u aheyd Saldhig muhiim ah oo Istiraatiijiyad u leh.

Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa Maleeshiyada Alshabaab ee baxsadka ah waxay ka soo abaabuli jireen  Weerarada iyo Qaraxyada ay ku xasuuqaan dadka Shacabka ah ee aan waxba galabsan.

Howlgalkaan oo uu hoggaaminayey Taliyaha Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab Gaashaanle C/raxmaan Shiikh Cumar ayaa markii Ciidanka ay gudaha u galeen deegaanka Bariire waxay ay burburiyeen goob Argagixisada Alshabaab ay dadka Shacabka ah uga qaadi jireen Lacago baad ah, arrintaasi oo ay aad ugu farxeen dadka deegaanka.

Ciidanka Geesiyaasha ah ee Danab ayaa wacad ku maray inay sii wadi doonaan howlgalka lagu ciribtirayo Argagixisada dhiigyo cabka ah ee Alshabaab, ayna tagi doonaan Dhulka hoodka ee argagixisada ay ku dhuumanayaan.

Previous Post

Xukuumadda oo Meel Marisay Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray Goobaha Danta Guud ee lagu dhisayo Barnaamijka Isxilqaan+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray Goobaha Danta Guud ee lagu dhisayo Barnaamijka Isxilqaan+Sawirro

Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray Goobaha Danta Guud ee lagu dhisayo Barnaamijka Isxilqaan+Sawirro

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In