Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Kumaandooska Danab Oo Gacanta Ku Dhigay Horjooge Argagixisada U Qaabilsanaa Miinooyinka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Kumaandooska Danab Oo Gacanta Ku Dhigay Horjooge Argagixisada U Qaabilsanaa Miinooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Kumaandooska Danab ee XDS Gaar ahaan Ururka 5aad Guutada16  Danab  ayaa Howlgalo Qorsheysan oo lagu baacsanayo Argagixisada ka sameeyay Deegaannada kala ah Yaaq Bishaar, Buulaxaaji, kanjaroon Iyo Warta Biloow oo ka wada tirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Hawlgalka ayaa Intuu socday Ciidanku waxa ay Gacanta ku soo dhigeen Horjoogihii u qaabilsanaa dhanka Miinooyinka, kaas oo lagu magacabo Xasan Cabdullaahi Abshir Argagixisaduna u yaqanana ABu Faaruq     waxaana lagu Khaarajiyay labo kale oo ka tirsan Maleeshiyada Al Shabaab  Sidoo Kale waxay Ciidanku soo saareen Miinooyin ay Dhulka Ku aaseen Al-Shabaab, iyagoo doonayey in  Shacabka ku Dhibaateeyaan Sida uu noo xaqiijiyey Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad kumaandooska Danab XDS Taliye Carab dheeg Axmed.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Dhinaca kale Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Biyo Dhaamin u sameeyay Shacabka ku dhaqan Deegaannadaas,

Ciidanka Kumaandooska Danab kuma eka oo kaliya La Dagaallanka Cadowga Balse Gacana Shacabka ayy Ku Difaacaan Gacana Wey Ugu Adeegaan”. Ayuu tiri Taliye Carab.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Shir Guddoomiyay Shir Ku Saabsan Kobcinta Dhaqaalaha

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Shir Guddoomiyay Shir Ku Saabsan Kobcinta Dhaqaalaha

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Shir Guddoomiyay Shir Ku Saabsan Kobcinta Dhaqaalaha

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In