Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Qalabka sida oo Maleeshiyaadka Al Shabaab kala wareegay Deegaano ka tirsan Sh.Dhexe+Dhageyso

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Qalabka sida oo Maleeshiyaadka Al Shabaab kala wareegay Deegaano ka tirsan Sh.Dhexe+Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xooga Dalka ayaa Howlagalo lagula dagaalamayo Kooxda Al Shabaab ka sameeyay Deegaano hoostaga Gobalka shabeelaha Dhexe oo ay horay ugu sugnaayeen Maleeshiyaadka Al Shabaab.

Korneel Cali Calasow Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Qeybta ka howlgasha Gobolka Shabeelaha Dhexe  oo Wareysi Siiyey Radio Muqdisho ayaa sheegay in Ciidanku lawareegay Deegaano hor leh oo Al Shabaab horay u joogeen.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

“Deegaanada aan ka saarnay waxaa kamida Deegaanka Alifooldheere iyo kuwo kale oo ay dadka ku dhibaateyn jireen xili kasta, sidoo kale waxaan wali wadnaa howlgalkeena waxaana rajeyneynaa in aan ka soo saarno Deegaano hor leh Saacadaha soo socda”. ayuu yiri Taliyuhu

Ciidanka Qalabka sida ee Soomaliya ayaa meelo badan oo kamida Gobolada Dalka kawada howlgalo Safbalaaran ah kuwaas oo loogu gol-leeyahay sidii Maleeshiyaadka loo cirib tirilahaa.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/04/wareysi-taliyaha-xoogga-dalka-.mp3
Previous Post

Roobab Dad ku laayay Dalka Tansaaniya

Next Post

Saraakiil Boolis ah oo ka socda Sierra Leone oo soo gaaray Soomaaliya

Next Post
Saraakiil Boolis ah oo ka socda Sierra Leone oo soo gaaray Soomaaliya

Saraakiil Boolis ah oo ka socda Sierra Leone oo soo gaaray Soomaaliya

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In