Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka XDS oo howlgal ku burburiyay xarumo ay maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen Shabeellaha Hoose “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS oo howlgal ku burburiyay xarumo ay maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen Shabeellaha Hoose “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka 7-aad Guutada 16-aad ee Ciidanka kumaandoosta Danab ee Xoogga Dalka ayaa howlgalka qorsheysan ka sameeyey degaannada Dhiin garas, Shaam, Diinlaawe iyo Jameeco,  iyagoo halkaasi ku burburiyay  fariisimo ay Argagixisada Al-Shabaab ku lahaayeen halkaas.

Degaannada ayaa Argagixisada Al-Shabaab waxay ku lahayeen goobo ay gabaad ka dhigtaan, baro kantarool iyo goobo ay ku qaadaan waxa ay ugu yeeraan Zakawaadka oo ah dhaca xooloha shacabka Somaliyeed.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Ciidanka Danab ayaa muddooyinkii u dambeeyay ugaarsi ka dhan ah haraadiga nabad-diidka Al-Shabaab waxa ay ka wadeen deegaanno ka tirsan goobahii ugu dambeeyay ee ay kaga dhuumaalaysayeen Gobolka Shabeellada Hoose.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Masar ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dalka Djibouti “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dalka Djibouti “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dalka Djibouti “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In