Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka XDS oo jab xoogan argagixisada ugu geystay deegaan u dhow Maxaas

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS oo jab xoogan argagixisada ugu geystay deegaan u dhow Maxaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgallo ka fuliyay degaanka Bukure oo hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo jab xoogan loogu geystay Dhagarqabayaasha maleeshiyada Al-Shabaab.

Howlgalka oo ay fuliyeen Ciidamo ka tirsan Xoogaa dalka guutada 5-aad qeybta 27-aad, gaar ahaan Hurunta deggan degmada Maxaas ayaa cagta mariyay fariisin maleeshiyada Al-Shabaab ay ku lahaayeen deegaanka Bukure.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Talitaha guutada 5-aad qeybta 27-aad ee CXD kornayl Maxamuud Xasan Ibraahim Baakay oo Warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyay in ciidanka xoogga dalka ay Maleeshiyada Al-Shabaab kadileen 15, ayna ka furteen 5-qori oo AK47 iyo hal qori oo ah BKM

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan guutada 5-aad qeybta 27-aad ee CXD oo uu hoggaaminayo Taliyaha guutada 5-aad Kornayl Maxamuud Xasan Ibraahim Baakay ayaa deegaannada u dhaxeeya degmooyinka Maxaas, Matabaan iyo Beledweyne ka wada nuddo bil ka badan howlgallo ka dhan ah maleeshiyada argagixisada Al-Shabaab.

Previous Post

Bajaajlayaasha oo laga mamnuucay in wixii ka dambeeya lixda Habeenimo ay socdaan

Next Post

Madaxweynaha JFS Oo Kormeeray Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Badda Ee Tababarka U Jooga Ereteriya “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha JFS Oo Kormeeray Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Badda Ee Tababarka U Jooga Ereteriya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS Oo Kormeeray Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Badda Ee Tababarka U Jooga Ereteriya "SAWIRRO"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In