Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xooga Iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay deegaano hor leh oo Jubbooyinka ka tirsan “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xooga Iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay deegaano hor leh oo Jubbooyinka ka tirsan “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal ka dhan ah Maleeshiyaadka Al-shabaab waxaa ay ka fuliyeen deegaano dhaca Gobolka Jubadda Hoose halkaas oo markii oo hore ku sugnaayeen.

Howlgalka Ciidamada ayaa intii uu socday waxaa ay Kooxda Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo ku yaalla Waqooyiga Gobolka Jubbada Hoose.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Deegaanada Maleeshiyaadka Al-shabaab laga qabsay ayaa waxaa kamid ah Araare, Balad-Raxma iyo Kobon oo hoostaga Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose,isla markaana waxaa halkaasi Saldhigyo ku lahaa Kooxda Al Shabaab.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdnuur Ibraahim Xuseen oo howlgalka qayb ka ahaa oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in 8 katirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab lagu dilay iska hor imaad ka dhacay deegaanka Kobon.

Ciidanka Daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxaa ay howlgal ka wadaan deegaano ka tirsan Gobolka Jubadda Hoose, halkaasi oo meelo kamid ah dadka shacabka ku dhibaateeyaan Al-shabaab.

Previous Post

R/wasaare kuxigeenka Dalka oo qaabilay wafdi ka socda Talyaaniga

Next Post

Wasiirka Waxbarashada XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baladweyn

Next Post
Wasiirka Waxbarashada XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baladweyn

Wasiirka Waxbarashada XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baladweyn

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In