Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo bulshada Shabeelaha Hoose ka wacyigelinaya fikirka Khawaarijta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka oo bulshada Shabeelaha Hoose ka wacyigelinaya fikirka Khawaarijta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Saraakiisha ururka 143-aad guutada 14 October ee xoogga dalka ayaa deegaanka Sabiid, Canoole iyo tuulooyinka hoostaga ka sameeyey olole shacabka looga wacigalinayo ficilada guracan ee Khawaarijta iyo in ay ka hortagaan dhagaraha cadowga.

Taliyaha ururka 143-aad Guutada 14 October ee Ciidanka dhulka xoogga dalka Gaashaanle Axmed Xasan Siyaad oo goob fagaare ah kula hadlay Boqolaal shacab ayaa sheegay in Shacabka looga baahanyahay in ay la shaqeynin Khawaarijta, isla markaana ay soo gudbiyaan Xogaha Cadowga

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Gaashaanle Axmed Xasan Siyaad ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka ay diyaar u yihiin badbaadinta nafta iyo hantida shacabka Soomaaliyeed.

Ciidanka xoogga dalka ee fariisimaha ku leh deegaanka Sabiid iyo Canoole ayaa lagu ammaanay kaalinta wanaagsan ay kaga qayb qaateen badbaadinta shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Shabeellaha hoose.

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka Kalluumeysiga XFS oo daah-furay shir looga hadlayo Kalluumeysiga sharci darrada ah

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray magaalada Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray magaalada Baydhabo “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray magaalada Baydhabo "SAWIRRO"

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In