Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Dilay Seddex Xubnood Oo Ka Tirsanaa khawaarijta 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka Oo Dilay Seddex Xubnood Oo Ka Tirsanaa khawaarijta 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, ayaa degaanka Moqo-kori ee Gobolka Hiiraan ku dilay horjoogayaal katirsan nabadiidka Al-shabaab.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayay Ciidanka Xoogga Dalka ku-dileen (Sirad Cumar Gacal) oo ahaa horjoogihii dhanka Maaliyadda ee khawaarijta gobolka hiiraan u qaabilsanaa iyo (Deeroow) oo isna ahaa horjoogihii maleeshiyaadka ee gobolka hiiraan iyo hal dhagar qabe oo ilaalo u ahaa, waxeeyna sidookale ka soo furteen gaari Nooha ah oo ay wateen.

Related posts

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo dhawaan dalka oo dhan ka nadiifin doonaan khawaarijta.

Tani ayaa horseedaysi doonto ciribtirka khawaarijta oo ah wadad kaliye ee shacabka Soomaaliyeed iskaga dulqaadi karaan Al-shabab.

Tags: Ciidanka Xoogga Dalka Oo Dilay Seddex Xubnood Oo Ka Tirsanaa khawaarijta
Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Furitaaanka Dhismaha Dekedda Garacad “SAWIRRO”

Next Post

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxa Hay’adda Qaxootiga Adduunka Oo Gaaray Gaalkacyo

Next Post
Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxa Hay’adda Qaxootiga Adduunka Oo Gaaray Gaalkacyo

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxa Hay’adda Qaxootiga Adduunka Oo Gaaray Gaalkacyo

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In