Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo Horjoogeyaal ku dilay Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka oo Horjoogeyaal ku dilay Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgal qorsheysan oo ay ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliyeed kaf uliyeen degaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe ayay ku qaarijiyeen horjoogihii maleeshiyaadka kooxda nabadiidka ah Al-Shabaab ee u qaabilsanaa gobolka Shabeelaha dhexe iyo 30 maleeshiyaad ah.

Howlgalka oo ka dhacay tuulada Jalable ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa fuliyay kumaandooska Xoogga Dalka ee Gor-gor iyo ciidanka Daraawiishta Hirshabeelle.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Horjoogaha ay ciidanka xoogga dalka qaarijiyeen ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Jaamac Dheere iyo 30 maleeshiyaad ah oo lasocotay iyo sidoo kale tuulada Jalable lagu dhaawacay 24-kale oo katirsan argagixisada Al-Shabaab.

Afhayeenka Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Kornayl Xaashi oo lahadlay Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay in ujeedka howlgalka uu ahaa ciribtirka maleeshiyaadka nafla caariga ah ee Al-Shabaab, kuwaas oo jab xoogan loogu geystay Howlgalka.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay Gobolka Shabeelaha Dhexe ka waday howlgallo qasaare badan lagu gaarsiiyay kooxda argagixisada Al-Shabaab.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo soo gabo gabeysay kulan looga hadlayay Warbixinta falaqeynta Waxbarashada “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka Xoogga oo fashiliyay Qarax gaari oo loo qorsheeyay Saldhiga ku yaalla G/Sh/Dhexe

Next Post
Ciidanka Xoogga oo fashiliyay Qarax gaari oo loo qorsheeyay Saldhiga ku yaalla G/Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga oo fashiliyay Qarax gaari oo loo qorsheeyay Saldhiga ku yaalla G/Sh/Dhexe

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In