Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howgalkani oo ahaa mid qorsheysan ay Ciidanka Xoogga Dalka ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ujeedkiisu ahaa xaqiijinta Amniga iyo ka hortagga dhagarta argagixisada Al-Shabaab ay shacabka u maleegayaan.

Howlgalka oo ay si wada jir ah u sameeyeen Ururka 4-aad Guutada 16-aad Kumaandooska Xoogga DANAB iyo Ururka 64-aad Guutada 7-aad Qeybta 60-aad Xoogga Dalka ayaa waxay si gaar ah uga fuliyeen degaanno ay ka mid yihiin Yaqdhuubo, Dibilay, Bocoray, Hakow Balow Warta Macalin Shabax, Bay nanay, Caliyow Baarow iyo Warta Ciise, oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

Related posts

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026

Intii Howlgalka uu socday saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee haysta dadka deegaannada ay Howlgalka ka sameeyen ciidamada ku sugan, kuwaasi oo xoolahoodi ay  dhaceen maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Previous Post

Salaad Cali Jeelle oo Jabuuti uga qeyb-galay shir ay yeesheen wasiirro ka socday dalalka gobolka “SAWIRRO”

Next Post

Xuska maalinta xoriyadda Jabuuti ee 27-ka June (warbixin)

Next Post
Xuska maalinta xoriyadda Jabuuti ee 27-ka June (warbixin)

Xuska maalinta xoriyadda Jabuuti ee 27-ka June (warbixin)

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In