Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo wacyigelin ka sameeyay degaanka Buuxo-xaaji

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka oo wacyigelin ka sameeyay degaanka Buuxo-xaaji
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka kumaandooska Danab ee Jubbaland Carab Dheeg, ayaa shacabka deegaanka Buulo-Xaaji ka ballan-qaaday in deegaanka aysan Khawaarij ku soo laaban doonin, isagoo bulshada ka dalbaday in ay dowladdooda la shaqeeyaan.

Taliye Dheeg oo la hadlayay shacabka ku dhaqan deegaanka Buulo Xaaji ee gobolka Jubbada hoose ayaa bulshada kula dardaarmay in aysan wax xiriir ah la samayn khawaarijta la macaamilkoodana ay joojiyaan.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Taliyaha Ciidanka kumaandooska Danab ee Jubbaland, ayaa bulshada faray in ay si wanaagsan la shaqeeyaan dowladda, wuxuuna sheegay in aysan ka laaban doonin Buulo Xaajo oo ay degi doonaan, wuxuuna ku celceliyay in ay la shaqeeyaan Ciidamada ammaanka.

Ciidanka Xoogga dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa dhowaan gacanta ku dhigay Tuulada Buulo Xaaji iyo deegaanno hoos taga, iyagoo halkaasi ka sameeyay howlagallo lagu xaqiijinayo ammaanka kana billaabay olole wacyi gelin ah oo shacabka looga mayrayo fekerka gurracan ee khawaarijta iyo baqdinta ay ka qabeen gaca jugleynta kooxda argagixisada ah ee uu gabbalkeedu dhacay.

Previous Post

Guddiga Qaban Qaanqabada Todobaadka Xuriyadda oo kulan koodii labaad wada Qaatay

Next Post

Guddiga Qaran ee Xuska maalmaha xoriyadda oo kormeeray goobaha qabanqaabada ka socoto

Next Post
Guddiga Qaran ee Xuska maalmaha xoriyadda oo kormeeray goobaha qabanqaabada ka socoto

Guddiga Qaran ee Xuska maalmaha xoriyadda oo kormeeray goobaha qabanqaabada ka socoto

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In