Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga dalka oo xaqiijiyay ammaanka Degmada Balcad “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa, Wareysiyada
0
Hiiraan: Ciidanka dowladda iyo AMISOM oo howl-gal ballaaran ka billaabay waddada Buulo Burte
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha qeybta 27aad ee ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamuud Maxamed Macalin (Koronto) ayaa shaaca ka qaaday in amniga Degamda Balcad ay tahay mid la isku haleyn karo oo ay si buuxdo gacanta ugu hayaan ciidamada.

Taliyaha oo u waramay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka oo u gurmanaya kolonyo ka tirsan ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM oo Xamar ku soo jeeday ay jidka u galeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, sidaasna ay ku bilaabatay dagaalkii saaka ka dhacay Balcad.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Taliyuhu waxa uu sheegay in ay jireenn xabado laga maqlayay gudaha magaalada balse markii dambe ay ciidamada ku guuleystaan inay ka sifeeyaan maleeshiyaadkii weerarka gaadmada ahaa ku soo qaaday guud ahaan Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Jeneraal Maxamuud Maxamed Macalin (Koronto) ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay la wareegeen Degmada, waxaana uu intaa ku daray in ciidamadu ay xoojin doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Halkan ka dhageyso wareysiga taliyaha 

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/Taliyaha-qeybta-27aad-ee-CXD-Jeneraal-Maxamuud-Maxamed-Macalin-Koronto-.mp3

Previous Post

Maleeshiyaad Shabaab ah oo lagu dilay dagaalkii ka dhacay Balcad

Next Post

Danjiraha Soomaaliya ee Turkiga oo Madaxweynaha u guddoomay abaal marin caalami ah “SAWIRRO”

Next Post
Danjiraha Soomaaliya ee Turkiga oo Madaxweynaha u guddoomay abaal marin caalami ah “SAWIRRO”

Danjiraha Soomaaliya ee Turkiga oo Madaxweynaha u guddoomay abaal marin caalami ah "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In