Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga iyo kuwa Mareykanka oo weerar ka fuliyey Meel u dhow Tooratoorow.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
Hawlgal si wadajir ah ay isaga kaashadeen Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Mareykanka ayaa laga fuliyey meel u dhow deegaanka Tooratoorow Shantii Bishaan June, kaasi oo lagu beegsaday Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Alshabaab.

Howlgalkaasi ayaa waxaa lagu dilay Xubin ka tirsan Argagixisada Alshabaab, iyaddoo halkaasi lagu wiiqay Awoodii Nabad diidka ee Deegaanadaasi.

Weeradada dhanka cirka ah ee lagu beegsado Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa difaac u ah Shacabka Soomaaliyeed, kuwaasi oo lagu hor istaagayo dhaq-dhaqaaqyada argagaxisada, iyadoo deegaanada u abuuraysa fursad kor u qaadaysa inay helaan maamul wanaag.

Ciidanka Xoogga dalka iyo Kuwa Mareykanka ayaa si wadajir ah u sii xoojiyey weerarada ka dhanka ah argagaxisada Alshabaab iyo ISIS, kuwaasi oo u tababaran gumaadka dadka shacabka.

Sanadihii ugu dambeeyey ayaa waxaa la kordhiyey Duqeymaha lagu beegsanayo Kooxaha Arxanka darran ee Alshabaab iyo Daacish, taasi oo keentay in laga hor istaago dhaq-dhaqaaqyada iyo weerarada ay ku dhibaateeyaan dadka Shacabka ah ee aan waxba galabsan.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo sheegay in Kooxaha Fanka loo qaban doono tartan furan+Sawirro

Next Post

Maamulka Shabeellada hoose oo ka hadlay kormeer ay ku tageen degaanka Bariirre

Next Post

Maamulka Shabeellada hoose oo ka hadlay kormeer ay ku tageen degaanka Bariirre

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In