Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga oo howl-gal ku dilay madaxi howl-galinta Al-Shabaab ee Shabeellaha Dhexe

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga  oo howl-gal  ku dilay madaxi howl-galinta Al-Shabaab ee Shabeellaha Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa weerar  ku dilay ku dhawaad 50 ka Tirsanaa maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab iyo madaxii howl-galinta nabadiidka ee Shabellaha dhaxe

Dagaalkaan  ayaa dhacay galinkii dambe ee shalay waxaana uu ka dhacay Tuuladda bululow ee hoostagta degmada afgooye.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026

Saraakiil ka tirsan ciidanka kumaandooska danab oo la hadlay idaacada codka Ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in dagaal ka dhacay tuulada bululow lagu dilay In ka badan 50 maleyshiyaad ah iyo horjoogihii howl-galinta al-shabaab u Qaabilsanaa gobolka shabellada dhaxe.

Saraakiisha danab ayaa horjogaha la dilay waxa ay magaciisa ay ku sheegeen Cismaan Ciil Fiidow oo nabadiidka u qaabilsanaa howl-galinta

Ugu dambeynti saraakiisha kumaandooska waxa ay sheegeen in gaari deyno ah oo lagu daabulay meydadka maleyshiyaadka iyo horjogihii la dilay ay nabadiidka ku aaseen tuulada buulo yareey shiiqaal oo ka tirsan shabellada Dhaxe

Tags: Ciidanka Xoogga oo howl-gal ku dilay madaxi howl-galinta Al-Shabaab ee Shabeellaha Dhexe
Previous Post

Wasiirka Beeraha Galmudug oo faah faahin ka bixiyay dhibaatada Ayaxa ee deegaannada Galmudug “SAWIRRO”

Next Post

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Q.M Oo wada saxiixday heshiis iskaashi Cusub+Sawirro

Next Post
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Q.M Oo wada saxiixday heshiis iskaashi Cusub+Sawirro

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Q.M Oo wada saxiixday heshiis iskaashi Cusub+Sawirro

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In