Saturday, February 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga oo jab xooggan gaarsiiyay Al-shabaab

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga oo jab xooggan gaarsiiyay Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Amisom ayaa jab xooggan gaarsiiyay maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo isku dayay in ay weerar ku qaadaan deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha deegaanka Halgan Maxamed Guhaad Cabdi oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidamadu ay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac gaarsiiyeen maleehiyada naflacaariga ah ee Al-shabaab oo doonayay in ay weerar gaadmo ah ku qaadan deegaanka, si ay u wax yeeleeyaan dadka shacabka ah ee ku nool balse ciidamadu ay ka hortageen.

Related posts

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026

Guddoomiyaha deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan Maxamed Guhaad Cabdi ayaa sidoo kale sheegay in ciidamadu saaka ay wadaan  howlgalo lagu baacsanayo haraadiga argagixisada ku dhuumaaleysanayo qaar kamid ah deegaannada gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in khasaaraha rasmiga ah ee gaaray argagixisada ay sheegi doonaan saacadaha soo socda maadaama hadda wali ay wadaan howlgallo lagu baacsanayo maleeshiyada Al-shabaab.

Previous Post

War-murtiyeedka Meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka IGAD oo lagu boggaadiyey doorasho qof iyo cod ah oo Soomaaliya ka qabsoonta.

Next Post

Madaxda Maamul goboleedyada oo u amba-baxay Garowe

Next Post
Madaxda Maamul goboleedyada oo u amba-baxay Garowe

Madaxda Maamul goboleedyada oo u amba-baxay Garowe

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(JABUUTI):-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed, ayaa si rasmi ah loogu doortay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda...

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa si faahfaahsan uga...

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(LONDON):-Magaalada London ee Caasimadda Dalka UK waxaa xalay lagu qabtay munaasabad si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo...

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In