Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga oo la wareegay deegaanka Sabiib ee G/SH/Hoose

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
10 ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay duqayn ka dhacday Gobolka Baay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta maleeshiyada Al-Shabaab ka xoreeyay deegaanka Sabiib ee Gobolka Shabeellada Hoose.

 

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kaddib dagaal muddo kooban socday oo ay la galeen maleeshiyada kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, ayay ciidanka komaandooska  DANAB ee Xoogga Dalku ku guuleysteen in ay deegaanka Sabiib ka eryaan Al-Shabaab.

Ciidanka Xoogga ayaa gacanta ku soo dhigay tiro ka tirsan maleeshiyadii u dagaallameysay argagixisada Al-Shabaab.

Ciidanka ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay gaari booyad ah oo argagixisadu u diyaarinayeen in ay ka buuxiyaan walxaha qarxa, kuna wax-yeelleeyaan shacabka Soomaaliyeed.

Ciidammada Qaranka ee dalkeenna, ayaa ku howlan in ay cadowga ku baacsadaan goobaha ay ku harsanyihiin, si aysan u helin gabaadyo ay ka soo abaabulaan falalkooda argagixisonimo.

Dowladda Soomaaliya, waxaa ka go’an in ay argagixisada ka xoreyso goobaha ay dalka uga harsanyihiin, si bulshada Soomaaliyeed ugu naallooto Nabad iyo Xasillooni waarta.

 

 

 

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ka wakiil Ah Madaxwayne Farmaajo ayaa Furay Kalfadhiga 5-aad ee Aqalka Sare “SAWIRRO”

Next Post

Taliska booliska oo faah faahin ka bixiyay howlgallo lagu soo qabtay Al-Shabaab “SAWIRRO”

Next Post
Taliska booliska oo faah faahin ka bixiyay howlgallo lagu soo qabtay Al-Shabaab “SAWIRRO”

Taliska booliska oo faah faahin ka bixiyay howlgallo lagu soo qabtay Al-Shabaab "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In