Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cilmi baaris ku saabsan tacadiyadaha haweenka loo geysto oo la soo bandhigay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Cilmi baaris ku saabsan tacadiyadaha haweenka loo geysto oo la soo bandhigay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cilmibaaris ku saabsan tacadiyadaha loo geysto Haweenka Soomaaliyeed oo ay si wadajir ah u sameeyeen hay’adda IIDA iyo Hay’ad kale oo ka shaqeysa horumarinta Cadaaladda oo magaceeda loosoo gaabiyo IDLO ayaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho, waxaana goobjoog ka ahaa Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhiga Xukuumada Somaaliya Mudane Cabdalla Xuseen Cali, Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta Mudane Cabdullahi Sheekh Cali qaloocow, Xildhibaanno katirsan Baarlamanka Federaalka ah ee Somaaliya oo u badnaa kuwa haweenka ah, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir, xubno ka kala socday Ururada Haweenka iyo Ururada Bulshada rayidka ah.

Duniyo Maxamed Cali oo ka mid ah Madaxda Hay’adda IIDA ayaa tilmaamtay in cilmi baaristan laga sameeyay qaar ka mid ah Gobollada dalka, isla markaana lagu ogaaday Xadgudubyada loo geysto haweenka gaaar aahana kufsiga iyo tacadiyo kale oo haweenka lagula kaco xilliyada qaar.

Related posts

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026

Guddoomiyaha Guddiga beeraha Baarlamanka Somaaliya Xildhibaan Siciid Maxamed Cali oo u hadlay Xildhibaanadii kulanka ka qeybgalay ayaa bogaadiyay cilmi baarista la soo saaray ee ku saabsan Tacadiyadaha ay la kulmaan Haweenka, isagoo ku baaqay in tallaabo laga qaado kuwa caadeystay dhibaateynta Haweenka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan.

Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga Mudane Cabdalla Xuseen Cali iyo Wasiir ku xigeenka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Cabdullahi Sheekh Cali Qaloocow ayaa waxa ay u mahadceliyeen Hay’adaha iska kaashaday cilmi baaristan iyagoo sheegay in shacabka iyo Dowladda looga baahanyahay inay u midoobaan sidii looga hortagi lahaa tacadiyadaha loo geysto haweenka oo kufsiga uu ugu horeeyo.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo ka hadlay Gabagabadii kulanka lagsuoo bandhigayay cilmi baarista ku saabbsan tacadiyadaha ay la kulmaan Haweenka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay adag tahay in cadeymo buuxa loo helo kiisaska kufisga ah, marka la horgeeyo Maxkamadaha, taasina ay keeneyso in kuwa ku kaca kufsiga aysan muteysan ciqaabtii ay lahaayeen, waxaana uu bogaadiyay sida cilmi baarista loo soo sameeyay.

vlcsnap-2015-10-18-17h25m52s42 vlcsnap-2015-10-18-17h26m08s194 vlcsnap-2015-10-18-17h26m16s22 vlcsnap-2015-10-18-17h28m01s55 vlcsnap-2015-10-18-17h28m07s115 vlcsnap-2015-10-18-17h28m25s29 vlcsnap-2015-10-18-17h28m33s119 vlcsnap-2015-10-18-17h28m50s34 vlcsnap-2015-10-18-17h28m56s86 vlcsnap-2015-10-18-17h29m08s214 vlcsnap-2015-10-18-17h29m14s12 vlcsnap-2015-10-18-17h29m29s172 vlcsnap-2015-10-18-17h29m52s133 vlcsnap-2015-10-18-17h29m59s201 vlcsnap-2015-10-18-17h30m10s55 vlcsnap-2015-10-18-17h30m49s198 vlcsnap-2015-10-18-17h30m54s245 vlcsnap-2015-10-18-17h30m57s25 vlcsnap-2015-10-18-17h31m12s171 vlcsnap-2015-10-18-17h31m20s246

Previous Post

Daawo Sawirrada:- Dibad bax looga soo horjeeday Shabaab oo maanta ka dhacay Cadaado

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Doodaha Ciyaaraha Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Doodaha Ciyaaraha Radio Muqdisho

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

July 29, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In