Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciyaartooyada17jirada Oo Lagu Soo Dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Ciyaartooyada17jirada Oo Lagu Soo Dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Magaalada Muqdisho si diirran loogu soo dhaweeyay Cayaartooyda Toban iyo todfoba jirada ah ee Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed.

Soo dhaweynta waxaa ka qeybgalay Wasiiro Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada Labada Aqal, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, Saraakiil, Xiriirka Olympikada, dadweyne aad u tiro badan, Ehelada iyo Asaxaabta Cayaartooyda, Bahda Isboortiga Kubadda Cagta Somaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xulka Cayaartooyda Kubadda Cagta Soomaaliyeed gaar ahaan 17-rada ayaa dhowaan guul taariikhi ah ka soo hooyay Tartanka Kubadda Cagta 17-ka ee Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA. taas ayaana aad u farxad gelisay Muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya,

Guushan oo ah tii ugu horreysay ee nuuceeda oo ay Soomaaliya hanato dhanka kubada Cagta koobka.

Cayaartooyda, ayaa ka soo dagay Garoonka,iyagoo sita koobka CECAFA ee Bariga iyo Bartamaha Afrika, iyagoo la kulmay jawi soo dhoweyn oo ah mid aad u sarreeyo ah.

Munaasabad kooban oo Soo dhaweynta ah ee Cayaartooyda ee gudaha Garoonka Aadan Cabdulle loogu sameeyay, waxaa kasoo qeyb galay Madax iyo Mas’uuliyiin, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen. Wasiir Ku-xigeenka Gaashaandhigga Xildhibaan Cabdifataax Qaasim, Xildhibaan Maxamed Ibraahim Mucalimow, Maxamed Axmed Cantoobo Agaasimaha Guud Arrimaha Bulshada Gobalka Banaadir Basma Caamir Shakeeti, iyo Guddumiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Cali Shiine.

Tags: Ciyaartooyada17jirada Oo Lagu Soo Dhaweeyay Muqdisho "SAWIRRO"
Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Gaaray Magaalada Jigjiga “SAWIRRO”

Next Post

Shir Looga Hadlaayo Xaladda Barakacayaasha Oo Muqdisho ka Furmay

Next Post
Shir Looga Hadlaayo Xaladda Barakacayaasha Oo Muqdisho ka Furmay

Shir Looga Hadlaayo Xaladda Barakacayaasha Oo Muqdisho ka Furmay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In