Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciyaaryahan ka tirsanaa xulka Qaranka oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Ciyaaryahan ka tirsanaa xulka Qaranka oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Alle ha u naxariistee Cumar C/Qaadir Baarajab oo ka mid ahaa ciyaartooydii kubada kolayga Qaranka iyo naadiga LLPP JEENYA oo waayahan xanuunsanaa ayaa ku  geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta sida uu noo xaqiijiyey Wariye Xuseen Cilmi Cali (Otto Dheere) oo ay ka wada tirsanaayeen naadiga LLPP iyo xulka qaranka..

Alle ha u naxariistee Cumar C/Qaadir Baarajab ayaa  ciyaaraha kusoo biiray 1977 , waxa uuna usoo ciyaaray xulka Qaranka asagoo sidoo kale soo noqday Tababaraha Xulka Qaranka ee kubadda Kolayga.

Related posts

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026

Sidoo kale waxa uu soo noqday tababara Gabdhaha kubada kolayga LLPP JEENYA waxa uuna xubin ka ahaa xiriirka kubadda kolayga.

Marxuumka ayaa la taliye usoo noqday Xulka Qaranka Ugandha , waxa uuna waayahan danbe leylin jiray ciidamada Booliiska Imaaraadka Carabta.

Previous Post

Guddiga nabadaynta deegaanada Xananbuure iyo Qalaanqale oo ka warbixiyey halka ay wax u marayaan.

Next Post

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyay magaalada Dooxa+Sawirro

Next Post
Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyay magaalada Dooxa+Sawirro

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyay magaalada Dooxa+Sawirro

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In