Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Culimada Soomaaliyeed Oo Baarlamanka ka Codsaday Meel Marinta Golaha wasiirada Cusub

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Culimada  Soomaaliyeed Oo Baarlamanka ka Codsaday Meel Marinta Golaha wasiirada Cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Culumaa’udiinka Soomaaliyeed  ayaa  ka codsaday baarlamaanka federaalka Soomaaliya in ay meel mariyaan Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ee uu dhawaan magacaabay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Keyre.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan  oo hadda ka mid ah xubnaha Guddiga Gurmadka Abaaraha ayaa sheegay in marxlad adag ay ku jirto nolosha dadka Soomaaliyeed , iyadoo taas ay jirto ayuu kaga digay xubnaha Golaha Shacabka  inay ka horyimaadaan Wasiirrada Cusub ee baarlamaanka laga sugayo inuu meel mariyo.

Related posts

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

March 28, 2026

“Soomaaliya marxalad adag ayay mareysaa uma baahna in leys jiid jiido baarlamaanka waxaan leeyahay Naga daaya mooshinkaan la sheegayo Waxaan idinka Codsanayaa in aadan ka shaqeyn  dib u dhaca dalkiinna. “ Ayuu yiri Sheekh Nuur Baaruud Gurxan.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Baladweyne Kula kulmay Maamulka Gobbolka

Next Post

Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose oo Maanta laga hirgaliyey Nalalka Cadceedda ku shaqeeya

Next Post
Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose oo Maanta laga hirgaliyey Nalalka Cadceedda ku shaqeeya

Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose oo Maanta laga hirgaliyey Nalalka Cadceedda ku shaqeeya

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Bishoftu,Ethiopia):-Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb gashay shir-sanadeedka Dalladda Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ee waddamada urur gobolleedka IGAD oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In