Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqay inaan loo kala harin ladagalanka Khawaarijta Al-shabaab.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
3 years ago
in Wararka
0
Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqay inaan loo kala harin ladagalanka Khawaarijta Al-shabaab.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa lagu qabtay Shirka Culumada Soomaaliyeed ay isugu yimaadeen oo looga hadlay arrimaha dacwadda Diinta Islaamka iyo sidii Soomaalida Diintooda iyo dhaqankooda Suuban u ilaashan lahaayeen.

Culumada ayaa shirka ka soo saaray in ay bannaan tahay in dagaal adag lala galo kooxda Khawaarijta Al-sabaab iyo in laga difaaco dadka,dalka iyo Diinta oo Kooxdu halis ku tahay.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026

Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed Sheikh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in mowqifka culimada uu cad yahay, in Khawaarita la iska celiyana waajib tahay.

“ Mowqifka culumada wuu cad yahay oo ku saabsan mowduucaasi, in nimankaas la iska celiyaa waa waajib.Maxaa yeelay xadgudubkooda meel kasta ayuu gaaray,marka in la iska celiyo Diinta laga celiyo,dadka laga celiyo baan ku baaqnay kuna baaqeynaa waliba loo kala harin,” ayuu yiri Sheikh Bashiir Axmed Salaad.

Sidoo kale, Madaxa xarunta Ansaarul Sunnah oo shirka soo qaban qaabisay Sheikh Cabdirisaaq Jiir, ayaa cadeeyay in argagixisadu ay bartilaameed ka dhigteen culimada.

“ Xaqiiqatan dhibka ugu xooggan wuxuu haystaa culimada, waxayna maanta argagixisada bartilmaameed ka dhigteen waa culimada, waxay dileen culimo badan oo indho iyo iftiin u ahaa shacabka,” ayuu yiri Sheikh Cabdirisaaq Jiir.

Shirka culumada Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeyb galay boqolaal dadweyne Soomaaliyeed iyo culimo ka kala yimid daafaha caalamka, waxaa culumada shirka ka qeyb galay  ka mid ah Sh Mustafa Xaaji Ismaaciil haaruun,Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi, Sheikh Bashiir Axmed Salaad, Sheikh Maxamed Idiris,Sheikh Maxamed Dirir iyo Sheikh Abuu Shaybah.

Previous Post

Qaramada Midoobay oo joojisay qaar kamid ah howlihii ka socday Afganistaan.

Next Post

Wasiirka Difaaca Kenya oo soo gaaray Muqdisho.

Next Post
Wasiirka Difaaca Kenya oo soo gaaray Muqdisho.

Wasiirka Difaaca Kenya oo soo gaaray Muqdisho.

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In