Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Puntland oo Tababar Loo soo xiray+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Puntland oo Tababar Loo soo xiray+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda maaliyadda ahna guddoomiyaha guddiga dibu-habaynta Ciidamada Puntland Xasan Shire Cabdi(Abgaal) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xerada Abqaale ee degmada Xarfo tababar ugu soo xiray cutubyo katirsan Ciidamada Puntland oo uu halkaasi Mudo uga socday tababar iyo dib u habayn wada jira .

Wasiirka amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan iyo taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland Gen Yaasiin Cumar Dheere ayaa qayb ka ahaa madaxda tababarka u soo xirayay dufcaddii ugu horraysay ee ka baxda dugsiga Abqaale, iyadoona loo bixiyey Guutada Gama’diid.

Related posts

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026

Wasiir Xasan ayaa ka hadley sida ay dawlad goboleedka Puntland uga go’an tahay dib u dhiska iyo dib u habaynta ciidamadda, wuxuuna sheegay in mar kasta ay ahmiyad wayn siinayaan bixinta mushahaarka iyo xuquuqda ay ciidamaddu ku leeyihiin Puntland

Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland iyo Wasiirka wasaradda Amniga ayaa dhankooda bogaadin u jediyay ciidamada kala duwan ee tababarku u soo dhammaaday.

Waxay noqonayaan Dufcadii 7-aad ee ka tirsan ciidamada Puntland oo loo sameeyo tababar iyo Dib u habayn wada jira iyagoona Mara nidaamka diiwaan galinta casriga ah ee Bio Metrica.

Tags: Cutubyo ka tirsan Ciidamada Puntland oo Tababar Loo soo xiray+Sawirro
Previous Post

Somali army kills 76 Shabab members

Next Post

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay in 70 argagixiso lagu dilay dagaalkii saakay ee Bariiri iyo Awdheegle

Next Post
Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay in 70 argagixiso lagu dilay dagaalkii saakay ee Bariiri iyo Awdheegle

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay in 70 argagixiso lagu dilay dagaalkii saakay ee Bariiri iyo Awdheegle

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

February 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In