Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cutubyo kamid ah Askarta Ukrain  oo isku dhiibay Ciidamada Ruushka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Cutubyo kamid ah Askarta Ukrain  oo isku dhiibay Ciidamada Ruushka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda difaaca ee dalka Ruushka ayaa sheegtay inay toddobaadkan isu soo dhiibeen illaa 959 askari oo u dhashay dalka Ukraine, ciidankaas oo ahaa kii ugu dambeeyey ee ku sugnaa aagagga difaaca ee magaalada dekedda ah ee Maripul. Afhayeen u hadlay wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa saxaafadda u sheegay in tiradan ay ku jiraan illaa 694 oo ciidan ah oo isasoo dhiibay 24-kii saacadood ee u dambeeyey.

Saraakiisha dalka Ukraine may xaqiijinin tiradaasi. Wasiirka ku xigeenka difaaca ee Ukraine Anna Malyar ayaa sheegay in ka badan 260 dagaal yahan inay ka tageen burburka wersheddii birta ahayd ee Azevstal, iyaga oo isu dhiibay ciidamada Ruushka.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Ruushku wuxu hawlgalkaas ku tilmaamay is-dhiibis aad u ballaaran, hase ahaatee Ukraine ayaa dhinaceeda ku sheegtay tallaabadan  ciidamada Ukraine inay dhamaystireen hawshii loo igmaday.

“Hadafku wuxuu ahaa in ciidankani uu si geesinimo leh uga difaacay cadawga inay gacanta ku dhigaan magaalada Mariupol, sidoo kalena aanay u ogolaan inay marin ka dhigtaan” sidaasi waxaa sheegay duqa magaalada Mariupol Vadym Boychenko oo la hadlay idaacadda VOA laanteeda la hadasha Ukraine, wuxuuna intaas sii raaciyey “tallaabadaasi waxay badbaadisay qaranka, waxay fursad u siiyeen in ciidanka dalka Ukraine ay is abaabulaan, iyo weliba magaalooyinka kale, si ay ugu diyaargaroobaan dagaalka ba’an” ayuu yiri.

Ma cadda waxa ku dhici doona dagaalyahannada Ukraine. Sarkaal Ruush ah ayaa shaki galiyay in maxaabiista la is weydaarsanayo.

Previous Post

Soomaaliya iyo Hay’adda lacagta Adduunka oo ka wada-hadlay hannaanka deyn cafinta

Next Post

Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Guddiga qaran ee gurmadka Abaarahaa.

Next Post
Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Guddiga qaran ee gurmadka Abaarahaa.

Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Guddiga qaran ee gurmadka Abaarahaa.

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In