Barnaamijka DOOD FURAN oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa marti ku ahaa Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisoow) ayadoo sidoo kalena Barnaamijka ay ka qeybgalayaan marti gaareysa 150 ruux oo ka kala socda qeybbaha kala duwan ee bulshada.
Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...












