Akristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa dood furan oo ku saabsan canshuuraha Dalka oo aynu u qabanay Wasaaradda Maalliyadda Soomaaliya iyo boqolaal dadweyne ah.
Doodan oo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed uu soo qaban qaabiyey islamarkaana Toos uga baxeysay Warbaahinta Qaranka Hoos ka daawo:-