Gudoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Sh Cusmaan Jawaari ayaa hambalyo ku aadan munaasabadda Ciida Carafo u diray u diray ummadda Soomaaliyeed isaga oo dhanka kalena shacabka fariin u diray,
Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...











