Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO: La-taliyah Nidaamka Tayada Caafimaadka oo ka warbixiyay xaaladda De-martino Hospital

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dr. Cabdirizak Yuusuf Axmed oo ah La-taliyah Nidaamka Tayada Caafimaadka ayaa warbixin kooban siiyay bulshada isaga oo ka war bixiyay xaladaha ka soo kordhay De-martino Hospital ee magaalada muqdisho oo ah xarunta loo asteeyay daaweynta COVID-19.

Waxaa ku dhintay 24kii saac ee ugu danbeeyay 9 bukaan, 5 ayaa aheed bukaan jiif, halka 4ta kale ay ku geeriyoodeen qeybta gargaarka deg-degga. Waxaa COVID-19 udhintay 1 bukaan, 1 negative ayuu ahaa, halka 7da kale ay sugayeen jawaabta barista.

Related posts

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo safar shaqo ugu ambabaxay dalkas Algeria

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo safar shaqo ugu ambabaxay dalkas Algeria

February 15, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026

Guud ahaan Isbitaalka waxaa jiifa 28 bukaan. waxaan bulshada usheegaynaa baaxadda cudurka iyo qatartiisa loona baahanyahay in ay ka taxadaraan lana yimaadaan siyaabaha looga hortago caabuqa. Hospitaalada gaarka loo leeyahay waxaan ugu baaqeynaa in bukaannada leh astaamaha cudurka safmarka COVID-19 in ay xilli hore u soo gudbiyaan De-martino Hospital ee magaalada Muqdisho ayna sugin bukaanka ilaa xaaladiisa ay noqto garaab.

https://www.facebook.com/MoHSomalia/videos/2859103980834283/

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay 44 xaaladood horleh oo COVID-19

Next Post

Tartamayaasha Degmada Dharkeynley oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka

Next Post
Tartamayaasha Degmada Boondheere oo caawa u soo gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Tartamayaasha Degmada Dharkeynley oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo safar shaqo ugu ambabaxay dalkas Algeria

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo safar shaqo ugu ambabaxay dalkas Algeria

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ALGERIA):-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga Dalka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Dowladda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika waxa uu kaga...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

February 14, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka ah (DPI) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In