Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo: Maxay tahay Taiwan? – Wax ka Faham halka ay Soomaaliya ka istaagtay qadiyadaan

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Daawo: Maxay tahay Taiwan? – Wax ka Faham halka ay Soomaaliya ka istaagtay qadiyadaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Soomaaliya maanta waxa soo saartay go’aan ku taageerayso midnimada dal weynaha Jamhuuriyadda shacbiga ah ee China, waxa ay hoosta ka xariiqday in madax banaanida iyo Midnimada dhuleed ee waddankaasi ay tahay lama taabtaan, Taiwanna u aqoonsan tahay qeyb ka mid ah China oo ay tahay in aan lagu xad gudbin.

Taiwan waa Jaziirad ku taala dalka China oo gooni u goosad doon ah, dhulkeedu waa 36,197 square kilometers (13,976 square miles) dadka ku nool waxaa lagu qiyaasaa  23.78 million, waa gooni isu taag aan suuragalin dunidana aan ka helin aqoonsi hayeeshee gadaal taagan yihiin waddamada galbeedka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Taiwan iyo Soomaaliya maxaa ka dhaxeeya?

Ku daawo Barnaamijka Faham ee Radio Muqdisho

Previous Post

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo safiirka Qatar ka gudoomay dhambaal uu ka siday Amiirka dalkiisa

Next Post

Sawirro: Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh caawa kala hadlay ganacsatada Soomaaliyeed?

Next Post
Sawirro: Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh caawa kala hadlay ganacsatada Soomaaliyeed?

Sawirro: Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh caawa kala hadlay ganacsatada Soomaaliyeed?

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In