Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada sShirka Qaran ee Horumarinta Warbaahinta Soomaaliya, ee uu shir guddoominayay Warfaafnta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, kaasi oo ay ka qeyb galeen Wasiirrada Wasaaradaha Warfaafinta ee Dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay la jiraan inta badan ururadda ay ku mideysan yihiin weriyayaasha iyo warbaahinta gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya, kaasi oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho.
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

































